COLAADDA KA ALOOSAN ITOOBIYA & SAAMAYNTEEDA XASILOONIDA GEESKA AFRIKA

Hordhac

Colaaad ama khilaaf wuxuu ka dhashaa is afgaranwaaga u dhexeeya laba dhinac oo midba kan kale u arko inuu khatar ku yahay baahidooda & danahooda. Waxaa jira lix nooc oo khilaaf ah: khilaaf kusalysan qowmiyad, mid kusalysan diin, fikir, dhul, dowlad iyo dhaqaale. Saddexda hore waxay ku salaysan yihiin fikradaha, saddexda dambana isku-dhaca danaha. Khilaafaadka & dagaaladda kadhaca dunida waxaa kamid ah laba nooc: Khilaafaad & dagaallo uu xal dabayaalo & khilaafaad & dagaallo uu xalkoodu adag yahay. Kan hore waa kuwa ka dhaca shucuubta reer guuraaga sida

Soomaalida; kan dambena waa kuwa ka dhex dhaca beeralayda sida Ruwaandha & Itoobiya. Itoobiya (waddankan hadda xadka leh) oo xudduudaha la wadaagta wadamada Eretareeya, Suudaan, Kiinya, Soomaaliya iyo Jabuuti, hore waxaa loodhihi jiray Abyssinia. Waxaa la isku haayaa kalimaddan Abyssinia iyo Xabasha ma isqaataan mise way kala duwan yihiin.

Waxaa jira fikir dhahaya Xabashida asalka ah ma ahan dadka Amxaarada iyo Tikreyga loo yaqaano. Xabashida asalka ah waa shan qabiil waxaana kamid ah qabiilka layiraahdo Beja oo Suudaan iyo Eretareeya dega ee Oramada kamid ah, qolo la yiraahdo Saqaawa oo Daarfuur dega iyo galbeedka Suudaan iyo dadka la dhihi jiray Suuj.

Waxaa kale oo jira in mar walba ay cidda meesha qabsataa qaadan jirtay magaca meesha ka jira. Dagaalka Tigray wuxuu bilowday 2018, waxyar kadib magacaabidii Abiye Axmad waxaase lagu dhawaaqay 4tii November, 2020 (9 Bilood & 17 Geeska Afrika oo loo yaqaanno sidoo kale: GEESKA XIISADAHA AMA XASARADAHA (HORN OF CRISIS), Maamlmood). Lama oga khasaaraha dhabta ah waxaa muddo dheer hareeyay colaado, laakiin waxaa iska cad saameynta aadanaha, dagaallo, khilaafaad inta badan kudhamaada siyaasada, dhaqaalaha & waxsoosaarka dalka & gacan kahadal. Waxaa lagu tilmaami karaa waddamada dariska ah uu kuyeeshay.

Dad gobolka ugu qalalaasaha badan gebi ahaan farabadan ayaa u qaxay Sudan, halka kumanaan qaaradda Afrika. Waxa uu ka sheegay ergayga kale u qaxeen deegaanada Canfarta & gaarka ah ee dowladda Mareykanka usoo Axmaarada; sidoo kale 95% shacabka gobolku magacaawday Geeska Afrika, Jeffery Feltman, in wuxuu u baahan yahay gargaar. Waxaa guud haddi 2015 wax laga weydiin laahaa Geeska Afrika ahaan ay UN-ku ku qiyaaseen dadka ku inuu liiska qalalaasaha iyo amni darida uubarakacay dagaalka gobolka Tigrey kudhawaad meesha ugu sareysa ka galin lahaa Soomaaliya,

1.7 milyan oo qof. halka Itoobiya lagu yaqaannay ineey ahayd awoodda kala shaqeysa wadamada Itoobiya waxaa ku nool in ka badan 88 qalalaasuhu kajiraan dib-uxasilintooda iyo dib qowmiyadood, waxaana ugu weyn Oromada, udhiskooda; laakiin maanta Itoobiya xaalkeedu

Amxaarada, Soomaalida, Tigreeyga & waa mid isbadal weyn uu asiibay. Sidaamada. Tirada shacabka ama dadweyanaha Itoobiya waxaa lagu qiyaasay 104 malyan (2020). Boqolkiiba sideetan iyo lix (86%) Kadib dhimashadii hogaamiyahii EPRDF ee Melez Zenawe kaasoo 21 sano haayay talada dalka waa dad da’doodu ka hooseyso 45 sano, halka Itoobiya, waxaa bilaawday isbadal siyaasadeed 14% da’adoodu ka sarayso 45 sano. iyo in TPLF ay wiiqanto awoodeedii ay ku maamuleysay dalka Ethiopia.

Hailemariam Ummad walba taariikhdeedu waa u qoran tahay, Desalegn, oo ahaa RW kuxigeenkii xukuumaddii dadka Itoobiyana iyagaa taariikhdooda Melez Zanawe, ayaa noqday RW-ha cusub, sameystay. Waxa ay sameysteen lagabilaabo 21 Septermber, 2012 ilaa is geesiyaashooda; Amxaarka ayaa qasab casilaadiisii 15kii Febraayo, 2018. Kadib waxaa loo taariikhdooda ku bareen dadka kale ee Itoobiya, magacaabay inuu yahay RW cusub, Dr. Abiy taasoo ay jiilba jiilka kale gaarsiiyeen. Ahmed.

Raisulwasaaraha cusub waxa uu la yimid siyaasad iyo hogaamin ay u riyaaqeen dadyoow badan ee ku sugan caalamka, taasoo ugu danbeytii u horseedday inuu muddo yar gudaheed ku guuleeysto biladda nabadda ee loo yaqaan NOBEL PEACE PRIZE. Si kastaba ha ahaatee waxaa ay dhanka kale tilmaamaan dadka qaarkii, in lagula dagdagay RW Abiy Axmed in la guddoonsiiyo billladda nabadda maadaama uusan markii horaba wax wayn oo qorshe maangala ah uusan la imaan ee ay ahayd lab-lakac iyo dhalanteed waxa uu ka shaqeynaayay sida nabadeyntii iyo heshiiskii Itoobiya iyo Ereteriya iyo waxyaalihii kale ee u ekeysiiyay isaga geesi nabad iyo horumar kusoo dabbaalay Geeska Afrika.

Dabayaaqadii sanadkii lasoo dhaafay ee 2020 bishii November, waxaa billawday dagaalka maanta ka socda Itoobiya, kadib markii maamulka gabolka Tigrey ay ku dhawaaqeen ineey doorasho iskood u qabsanayaan maadaama cudurka COVID19 dartii doorashadii qaranku dib u dhacday. Inkastoo dowladda dhexe ee Itoobiya ay sheegatay iney soo afjartay dagaalka oo ey qabsatay magaala madaxdii Gobolka Tigray, Mekelle, haddana waxaa soo rogaal celiayay Jabhadda TPLF oo muddo 27 sano ah ahayd midda ugu saameynta iyo awoodda badan dalka Itoobiya. Waxyaalaha lagu dhaliilay RW Abiy Axmed hogaamintiisa dalka Itoobiya, waxaa ka mid ah inuu si fudud u sheegay soo afjaridda Jabhadda TPLF iyo sida liidata ee uu u qiimeeyay dagaalka bilaawgii horeba.

Bishii June 2021, waxaa usuuragashay xoogaga TPLF ineey dib u qabsadaan magaalada Mekelle. Wixii intaas ka danbeeyay waxaa isbadalay dheelitirnaashaha awoodda dagaal ee qeybaha dirirtu ka dhaxeyso. Maalma kahor waxay qabsadeen xoogagga TPLF magaalooyinka Komblocha iyo Dessie oo ah magaalooyin muhim ama “strategic” u ah dowladda dhexe kuwaas oo la wareegidooda ay halis iyo qalqal galisay caaasimadda dalka Itoobiya ee Addis Ababa. Inkastoo dib loo celiyay xoogagga TPLF, haddana waxaa wali muuqata in awoodda ciidan ee dowladda dhexe iyo mooralka ciidamada.

Federalka Itoobiya ay hoos u dhacday, halka Ciidanka TPLF uu u muuqdo mid si weyn u aaminsan waxa uu u dagaalamayo kuwaas oo mooraalkoodu aad u sareeyo kuna hamminaya ineey Dr Abiy Ahmed ka tuuraan xukunka. Waxa uu sheegay Gebrekirstos Gebre, oo ah cilmibaare iyo mid u dhaqdhaqaaqa arimaha bulshada sidoo kalena maamula website-ka Tghat.com, in ciidanka federaalka Itoobiya uusan heysan wax

badan oo uu kamideysan yahay oo uu udagaalamo, balse taas badalkeeda uu aad u kala qeybsan yahay. Sidaas darteed waxaa la isweydiin karaa in ay adag tahay kasii talinta RW Abiy Axmed caasimadda dalka iyo in kale.

Muhiimadda Juquraafi-Siyaasadeedka 

Dunida maanta aan ku nool nahay waa mid aad Waxaa dagaalka ku loolamaya Iran iyo iskugu xiran dhan walba oo aad ka eegto. Waxaa Sacuudiga oo ah laba awoodood oo isku haysta jira isku tiirsanaan u dhexeysa dhammaan talada gobolka bariga dhexe. Haddii ay colaadda dalalka dunida ee dhanka dhaqaalaha, Itoobiya iyaduna faraha ka baxdo oo ganacsiga, technologiyadda, aqoonta, dabadheeraato waxay jahawareer iyo amni darri caafimaadka, iyo guud ahaan waxsoosaarka dheeraad ah kusoo kordhineysaa gobolka qeybihiisa kala duwan.

Qarniga 21-aad waxay Geeska Afrika oo markii horeba ahaa goob xiisad noqotay dunida dhan qol yar oo kale oo waxa iyo xasarad ujoog ah, taasoo si toos ah iyo si caalamka ka dhacaya ilbiriqsiyo yar la isku dadbanba u saameeyneysa amniga gobolka iyo caalamka kale. gaarsiin karo. Dhanka ganacsiga caalamiga (international trade) ee udhaxeeya dalalka Muhiimadda uu Geeska Afrika u leedahay dunida dunida waxaa jira marin biyoodyo aad muhiim

inteeda kale waxaa laga dheehan karaa dalka ugu ah sida “Marin-biyoodka Panama” iyo Jibuuti oo kudhawaad 10 dal oo waaweyn ay ku “Marin-biyoodka Suez”. Badda cas oo uu kuyaal leeyihiin saldhigyo milatari. Waxaa daggan, Gacanka Cadmeed waxaa daris la ah Geeska dawladda Mareykanka, Faransiiska, Shiinaha, Afrika, gaar ahaan Jibuuti, Ereteriya iyo Japan, Talyaaniga.

Sidoo kale waxaa ciidammo u Soomaaliya. Dhanka kale waxaa Badda Cas ku joogaan Sacuudi Carabiya. Ruushka iyo iyo xira Badda Mediteranean-ka (Mediteranean Sea) Hindiya iyagana waxaa lasheegaa ineey indhaha Kanaalka Zuez kaasoo ah meel ganacsiga dunida ku hayaan waxa ka socda saldhigyada waaweyn aad muhiim ugu ah maadaama isu socodka ee quwadaha aan soo sheegnay eey gaadiidka badda sida doomaha iyo maraakiibta kasameysteen dalka Jibuuti. Waxaa sidoo kale ka ay aad u addeegsadaan marin-biyoodkan.

Sidaa howlgala Midowga Yurub oo saldhig kuleh. darteed tani waxa ay ka dhigeysaa marin-biyoodkaan iyo dalalka dhaca Badda Cas Saldhigga Milatari ee Shiinaha waa mid aad ugu dhaw saldhigga Mareykanka (Camp Lemonnier) iyo Gacanka Cadmeed kuwa muhiim u ah ee kuyaalla dalka Jibuuti. Saldhigga Mareykanka nabadgalyada dunida gaar ahaan dhanka ee Jibuuti waa kan kali ah ee dawladda dhaqaalaha iyo tartanka awoodaha dunida u Mareykanku eey ku leedahay gabi ahaan Afrika. dhaxeeya.

Waxay taasi ku tusineysaa in muhiimad aad weyn Coolaadaha ka aloosma Geeska Afrika iyo dalalka la dariska ah Badda Cas waxa ay uu leeyahay gobolka Geeska Afrika, marka laga hadlayo Juquraafi Siyaasadeedka dunida (Global saameyn xoog leh ku yeelan karaan dhaqaalaha Geoplotics). Si kastaba ha ahaatee, waxaa dunida, maadaama dunida ganacsigeedu inta muuqata in juquraafi siyaasadeedka gobolka badan uu maro marin-biyoodadaan. Tusaale, geeska Afrika uu qayb ka yahay dagaansho

markii burcad-badeedu ay weerarada ba’an u la’aanta iyo colaadaha ka huraya had iyo jeer. geysanayeen maraakiibta maraysa badweynta Waxaa la aaminsan yahay in jahawareerka Hindiya iyo Badda Cas intaba, waxaa aad ay u qaybta ugu weyn ay ka imaaneeyso loolanka saameeysay nabadgalyada dhanka badaha ee kadhaxeeya dowladaha waaweyn ee heer isu-socodka maraakiibta, taasoo abuurtay caalami ah iyo kuwa heer gobol ah.

Muhiimadda qaylo-dhaan kasoo yeertay dunida oo dhan, ay Geeska Afrika leedahay sidoo kale, waa ineey aadna dhib weyn ugu geysatay canagsiga tahay isha uu ka yimaado biyaha wabiga Niil iyo caalamiga ah. Waxaa horay uga jiray gudaha sidoo kale iney tahay albaabka laga galo Badda dalka Yemen colaad ay isku haystaan xoogagga Cas iyo Gacanka Cadmeed. Waxaa sidoo kale Xuutiyiinta oo taagero ka helaya dalka Iran iyo muhiimadda ay leedahay Geeska Afrika kamid ah dhanka kale dawladda caalamku aqoonsan inuu aad ugu dhaw yahay Jaziirad-u-ekaha yahay oo ay taageerayaan gaar ahaan dalalka Carbeed (Arabian Peninsula) taasoo shidaalka Imaaraatka Carabta iyo Sacuudiga. ugu badan ee dunida laga dhoofiyo.

Saldhigga Colaadda Itoobiya

Itoobiya ma aysan dhicin in xukun dhexe “central” Waxaa sidoo kale jira maleyshiyaad Amxaaro iyo ah lagu maamulo marka laga reebo labo jeer oo Cafar ah oo helay hubkii ugu badanaa ebed oo kaliya. Waxaa la yiraahdaa waxay kadhacday cid heysata maanta ay yar tahay oo xitaa waqtigii Ahmed Guray, waana markii ugu dowladaha deriska aysan heysan.

Cafarta waxay horreysay xukun dhexe “central” uu ka dhaco, kan sameeyeen markiiba hubkii qaarkii waxay ku labaadna waxa uu ahaa xukunkii Theodros oo weerareen deegaanka Garba Ciise oo katrisan Axmaara ku soo caan baxday. Waxaa Itoobiya ka galbeedka Siti, ee gobalka soomaalida; sidoo kale socdo maanta waa taariikh soo jireen ah, oo ku Amxaaraduna hubkii waxay u qaateen kuna soo saleysan loolan qowmiyadeed iyo diin. Waxaa socdaan dhinaca Oromada.

Waxaa intaas dagaalamaya hadda waa jabhad la yiraahdo Xoreynta Tikreyga/Ciidanka Difaaca Tikreega iyo dheera, dhibta Itoobiya maanta ka socata waa mid taariikh dheer leh. Waa dulmi siyaasadeed, dowladda Itoobiya oo dhan. Tikreygu waa ugu dhaqaale iyo mid sinji oo soo jireen ah oo ay badnaan 6% dadka waddanka Itoobiya, laakiin xoojisay dadkii muddada dheer la gummeysan markaad eegto xaaladda ay ku sugan yihiin iyo hubka ay heystaan waxaa la dhihi karaa, makala jiray oo ay ugu horreeyaan Oramada oo hadda kicitaan siyaasadeed (political awakening) dhacaan iyaga iyo Itoobiyada kale oo dhan.

Si sameeyay oo diiday in dowladnimada sidii hore u kastaba ha ahaatee maleeshiya ama jabhad sii socoto iyo Amxaaradii oo iyaguna maadaama markay dowlad la dagaalameyso waxay ay kamid yihiin dadkii Itoobiya soo xukumay heystaan hub caadi ah; laakiin, hubka hadda muddo dheer, ay nidaamka federaalka (ethnic ayaga gacanta ugu jira ayaa ka weyn ama ka federalism) kahor jeedaan, kaasoo dowladii Melez taya badan hubka ay dowladdu istcimaaleyso.

Sanawi ay meesha keentay. Sidoo kale, Tikreyga Inta badan dadku waxay u arkaan dagaalka mid oo labada dhanba warwar kaqaba oo aan Tigrey iyo Amxaara u dhaxeeya, laakiin waxaa ogoleyn in labadaasi meesha xukumaan oo muuqata inuu yahay dagaal diimeed u dhaxeeya xukunka maroorsadaan iyo dhamman dadka kooxaha masiixiga ah dhexdooda; tusaale, intiisa kale sida Uraagada, qowmiyadaha Axmaarada iyo Tikreyga oo xabashi la isku dhihi koofurta (Southern Nations Nationality), Canfarta jiray oo labo dhinac u kala booday iyo Oromada iyo sidoo kale goboladii kale oo dhan oo aan raali karishtanka oo la safan Amxaarada. Laakiin, ka aheyn sida ay Itoobiya wax uga socdaan. waxaa jira in Tikreegu labo midkood ay hiigsanayan; ineey waddanka kala diraan ama xunka qabtaan.

Maxaa Ka Dhalan Kara Haddii Colaaddu Dabadheeraato

Marka laga hadlo khilaafaadka ama colaadaha Alex de Waal oo ah qoraa iyo khabiir ku xeel dheer waxaa loo qeebiyaa labo nooc: khilaafaad ama arrimaha geeska Afrika wuxuu saadaaliyay in ay colaad xal dabayaalo iyo khilaafaad ama colaad Itoobiya ku danbeyn karto xaalado shan ah aan xal daba oolin. Kuwa xalku dabayaalo waa midkood (Five Scenarios of State Collapse in kuwa reer guuraaga sida Soomaalida iyo dadka Ethiopia)

1 . Waxaa burbur uu ku socdaa Suudaanta oo kale. Mar walba oo la isku dhaco xal ciidamada qaranka Itoobiya (Ethiopian National baa la keenaa laakiin colaadda ka dhex dhacda Defence Force) kuwaasoo lafdhabar u ah amniga dadka beeraleyda waxaa la yiraahdaa in la isku

qaranka iyo jiritaanka dalka Itoobiya. Ineey dhamaado ma ahane in xal la gaaro way adag tahay. Beesha caalamku (international wiiqmaan/burburaan ciidan qaran ee Itoobiya waxaa ka dhalan kara in dawladda dhexe ee community) waxay cabsi weyn ka qabtaa kana Itoobiya ay wiiqanto oo noqoto mid aan awoodin walaacsan tahay colaadda ka hureysa Itoobiya. inay dalka ku maamusho ama ku fuliso/dhaqangaliso awaamiirteeda ama Soomaalidu guud ahaan, gaar ahaan dadka siyaadda dhexe ee dalka. Colaadda ka hureysa kasoo jeeda gobalka Soomaali Galbeed fursado Itoobiya oo dunidu walaac ka muujisay, haddii ay iyo caqabado badan baa horyaala.

Waxaa jira sii dabadheeraato, waxaa suuragal ah ineey u himilo Soomaaliyeed oo weligeed soo jireen ahayed oo maanta bannaanka taalla laakiin cid rogto dalka mid kamid ah dawladaha fashilmay (Failed States). Hadii dowladda dhexe dhacdo, ku faraxsan in Itoobiya burburto ama waddan

waxaa la saadalinayaa ineey Tigreygu la kamida Geeska Afrika inay dhibaato ku dhacdo yimaadaan iskudayo ay kusoo ceshanayaan ma jirto. Sikastaba ha ahaatee waxaa jira in awooddii ay horay u lahaayeen oo dib u dhibaato badan laga soo tabiyay iney si ba’an u hogaamiyaan xukunkii federaaliga ahaa oo iyagu saameysay nolosha dad badan oo qaar ku soo hindiseen markii horeba kasoo ku dhisan geeriyoodeen, qaar kalena ku waayeen qowmiyad walba ineey u madaxbanaan tahay eheladooda iyo kuwa kale oo ka barakacay ayaheeda. Waxaa ay miiska soo saari karaan deegaannadoodii. sidoo kale, haddii ay u suuroobiweyso awoodda ineey gacanta ku dhigaan iney yiraahdaan Soomalidu fursad bay heystaan, waxaana loo baahanyahay maanta mamulka Jigjiga ka jira inuu si caqliyad leh u fikiro oo gorgortan ka galo siyaasadda Itoobiya oo miiska soo saaro jiritaanka dadka gobalka iyo ahmiyada uu u leeyeyhay Itoobiya.

Gobalka Soomalidu waa buunddadii Itoobiya ku xireysay sadexda wadan ee geeska Africa: Jabuuti, Somaalia iyo Keenya waana meesha kaliya ee hadda ganacsi iyo gargaarba uu u soomaro. Sidoo kale Soomaalida Keenya iyo Jamhuuriyadda Federalka Soomaaliya iyo Soomaalida Jibuuti waa ineey ka shaqeeyaan aragti Soomaaliyeed oo kusalaysan wax wadaqabsi iyo kaqaybgalka miiska wadaxaajoodka iyo xalka loolanka kasocda Itoobiya.

Waxaan afti u qaadeeynaa inaan kasii mid ahaanno Itoobiya iyo inkale, taasoo qatar weyn u keeni karta sii jiritaanka Itoobiya. Waxaa jira in Tigreygu ay tirsanayaan in ciidamada dowladda federaalka iyo kuwa Ereteriya ay u geysteen xasuuq lagula kacay qowmiyadooda, taasoo sii murjin karta arrinta khilaafka hadda aloosan inuu si fudud ku dhamaado xataa haddii dowladda Abiy Axmed ay dhacdo.

Burburka Itoobiya reer galbeedku waxay isku dayayaan iney wax ka qabtaan laakin ma joojin karaan marka laga reebo iney dib u dhigi karaan

si uusan burburka u soo dagdagin. Waxaa jira tuhun ah in qas kasta oo Geeska Afrika ka jira ama Soomaaliya ka dhaca, inay Ethiopia ku lug laheyd.

Waxaa jira aragtiyo iska soo horjeeda oo oranaya haddii Itoobiya burburto Soomaalida dhibbaa ugu jirta, sababtoo ah dadka faraha badan ee Itoobiya buuraheeda saaran waxay ku keenayaan Soomaalida culays dhaqaale iyo mid bulsho, iyo mid amni intaba maadaama uusan jirin awood ku filan oo Soomaalidu xududaheeda ku ilaashan karto.

Waxaa jira aragti kale oo dhahaysa burburka Itoobiya waxaa ugu jirta Soomaalida dan ama fursad taasoo haddii laga faa’iideysto noqon karta mid talada Itoobiyada cusub ee samaysmaysa wax ku yeelata, masiirka dadka iyo deegaanka Soomaalida iyo waxa dantu ugu jirto si habsami leh u hirgelisa.

Miiska wadahadalka oo lagu laabto iyo awoodda iyo talada dalka oo la wadaago waxay ka mid tahay waxyaalaha xal laga dhexraadin karo laakiin ismuquunintu waxa kaliya oo ay keeneysaa in lasii kala tago oo dhibaatadu sii jiitanto kuna sii fiddo meelo kale oo hadda colaad weynu aysan ka jirin. Waxaa jira fikir oranaya in qowmiyadaha Itoobiya ay mid kastaa u madaxbanaanaato taldeeda oo maamul gaar ah sameysato, dalkana “confederal”1 laga dhigo, taasi waxay soo celin kartaa in dalka la isku sii hayo oo xasaradda lagu joojiyo halka hadda ay mareyso inteysan aad faraha uga siibixin.

Sababtu waxay tahay adduunku hadda maaha sidii uu ahaa oo isbaddal ayaa kaasoo dhacay Sidoo kale, dadka Itoobiyaanka ah waligood ma aysan arag dimoqoraadiyad (democracy) iyo dhan walba taabtay. Tusaale, Oromada oo aan waligeed Itoobiya ka talin, ahna dadka ugu iney shacabku si xor iyo xalaal ah u doortaan faraha badan waxay hadda u taagan yihiin iney hogaankooda. Shacabku inuu awood ku yeesho qeyb ka noqdaan talada dhexe ee Itoobiya.

Itoobiya waa mid dan ugu jirto dhammaan Waxaase laga rabaa indheergaradka dadyowga Geeska Afrika, waayo taarikh ahaan Soomaalida meel kasta ha joogaane ineey ka awood malaheyn shacabku, haddana awood ma doodaan oo aragti mideysan ka yeeshaan leh. Dowladda Itoobiya ka jirta ee fadaraalka, ma meesha ay ka galayaan talada Geeska Afrika. Ma ahan dowlad shacabku leeyahay (democracy) waxay ku baaqi ahaanayaan kuwa miiska looga? inkastoo ay adag tahay in dowlad dimoqoraaddi arrinsado iyagoo ka maqan, mise waxay ah oo dhammaan ay isku raacsan yihiin noqonayaan kuwa qeyb ka noqda waxa lagu qowmiyadaha Itoobiya daga la sameeyo. tashanaayo, mise iyaga ayaa talada dadka loo celiyo noqonaya oo kor loo fiiriyo laguna maamuuso xukunka?

Saameynta Wadamada Shisheeye Ku Leeyihiin Colaadda Itoobiya

Waxaa jira dana badan oo ey ka leeyihiin dalal Itoobiya maanta waxaa la dhihi karaa inay ku jirto waaweyn oo reer Galbeed iyo reer Bariba ah xaalad aad u adag oo inay ka samta baxdo Geeska Africa sida Itoobiya, Soomaaliya, Jibuuti. aysan fududeyn. Waxaa jira faragalin dawlado Tusaale, xilligii dagaalkii qaboobaa (Cold War), shisheeye oo aad u weyn kaasoo khatar weyn waxaa jiray loollan adag oo u dhaxeeyay galinaya jiritaanka Itoobiya.

Waxaa jira in dalka awoodihii dunida isku haayay xilligaas ee Naato ee uu hormuudka u ahaa Mareykanka (NATO) iyo Shiinuhu uu deyn fara badan ku leeyahay dowladda Itoobiya taasoo inteeda badan ay WARSAW oo uu hormuud u haa Ruushka; waxa lunsadeen madaxyawaynta siyaasadda dalka. ayna ku dagaalameen (proxy war) meela fara Dalalka sida Turkiga oo xiriir ganacsi la leh dalka badan ee adduunka ka mid ah; Geeska Afrikana Itoobiya iyo kuwa kale oo Sacuudigu ka mid yahay waxay ka heshay saamigeeda sida dagaalkii ma baajin karaan dagaalkaan. Waxa colaaddu ku dhacay 1977kii ee dhexmaray Jamhuuriddii dul wareegeysaa waa sidii qowmiyad kastaa ay Soomaaliya ee uu hogaaminayay Jaalle saami uga helin lahayd awoodda siyaasadeed Maxamad Siyaad Barre iyo taliskii Itoobiya ee uu iyo midda dhaqaale ee dalka Itoobiya, taaso u horkacayay Mingistu Xeyle Maryam.

Dagaalkaas baahan wadaxaajood ay sameeyaan dadka iyo kuwa ka horreeyayba waxaa saameyn weyn Itoobiyaanka ah laakiin Raisulwasaare Abiy ku lahaa juquraafi siyaasadeedka (geopolitics) Ahmed wax wayn oo gacantiisa kujira majiraan. Geeska Afrika oo ah dhul meel muhiim ah kaga yaalla dunida. Dagaalkii qaboobaa kadib waxaa maanta jira loollan soo if baxay oo ka dhaxeeya dowladda Mareykanka iyo dowladda Shiinaha oo ku loolamaya qaaradda Afrika. Shiinuhu sida la og yahay waxa uu maalgalin ka sameeyay dalal badan oo dhaca qaaradda Afrika. Waxaa uu amaahiyay deeyn fara badan dalal ay ka mid yihiin Itoobiya iyo Jibuuti, taasoo abuureysa saameynta Shiinuhu ku leeyahay Afrika gaar ahaan Geeska Afrika iney kororto. Dhanka kale dowladda Mareykanku waxay isu diyaarisay loolan aan la garaneyn meesha uu ku dhamaan doono oo ay la gasho dowladda Shiinaha oo Mareykanku u arko iney hallis ku tahay danahiisa dhaqaale iyo siyaasadeed ee daafaha dunida uu ku leeyahay.

Waxaa kale oo jira muran ka dhexeeya Itoobiya iyo Masar oo ku aaddan biyaha wabiga Niil ee mara dalal badan oo Afrikaan ah kaasoo muhiimad nololeed u leh jiritaanka dadka Masaarida. Waxaa jira mashruuc weyn oo ah biyaxireen ay dhiseyso Itoobiya kaasoo Masar ay u aragto inuu khatar ku yahay saamiga biyaha Masar ay ka hesho wabiga Niil. Loolankaan biyaha wabiga Niil ee ka dhexeeya labada dal ee Masar iyo Itoobiya ayaa dad badani rumeysan yihiin inuu saameyntiisa leeyahay, sabatoo ah dhanka Masar biyaha wabiga Niil waxay uga dhigan tahay jiritaakooda iyo nolosha mujtamaca Masaarida ah oo su’aal la galiyay, taasoo dhammaan Masaaridu ey hal mowqif ka taagan yihiin. Sidoo kale dhanka Itoobiya iyaduna waxay

ku adkeysaneysaa inay xaq uleedahay inay biyaha ka faaideysato.

Ereteriya waxay kamid tahay dalalka Itoobiya taagersan lakiin ujeedadiisu ey tahay inuu waxa kasocda ku lugleh oo faragalintoodu iyo ka Itoobiya burburiyo, waayo cadaawadda uu ka qaybqaadashada loolanka ka dhexeeya dhex abuuray ciidamaddan u geeyey Itoobiya dowladda federaalka Itoobiya iyo Jabhadda gudaheeda wax weyn bey ka badashey, sida ay Tigreeya ay aad u muuqato. Waxaa jirta dood dadku u arkan dowlada federalka ah ee Itoobiya dhaheysa “Eretariya waxey dani ugu jirtaa iney iyo sidey u shaqeyneyso. Sidoo kale, Itoobiya Itoobiya burburto madaama ay tahay waddan waxaa laga yaabaa iney xaaladdeedu sii jiitanto weyn oo xoog leh gudihiisana dhibaatooyin amni (securty issues) eey ka taaganyihin, haddana waqtiga dhaw laakiin, waxaa muuqata ama suuragal ah iney noqon doonto mid u qeybsanta colaad iyo dagaallo soo dhexmareen”.

Waxaa maamullo ku salaysan qowmiyadaha Itoobiya suuragal ah in madaxweyne Isaias Afwerki daga sida Oromo, Tigree, Amxaaro, Soomaali, khariirad siyaasaded oo qatar ah u dagay Abiy Cafar iyo kuwa lamidka ah. Axmed, uuna isu tusay inuu yahay nin isaga

Qadiyadda Soomaali Weyn (Greater Somalia) iyo Itoobiyada Weyn (Greater Ethiopia)

Waxaa jira qaddiyad oraneysa Soomaali Weyn (Greater Somalia) iyo mid ka soo horjeedda qaddiyaddaas oo la yiraa Itoobiyada Weyn Sidoo kale, Soomaalidu barigii hore waxay leheyd hogaan (leadership), xiliigii dadku ay ahaayeen reer baadiyaha/miyiga isticmaarka kahor, taasoo (Greater Ethiopia). Fikirka Itoobiyada Weyn wuxuu aad uga duwan maanta sida ay yihiin. ka yimid Ereteriya waliba qoloda masiixiyiinta ah.

Soomaalidu waa dad wadaaga dhaqan, af iyo Intii aan Addis Ababa la qabansan kahor Afwerki diin laakiin Itoobiyaanku waa dad kala hayb ah oo wuxu so jeediyay fikir ah in la sameeyo Itoobiyada wax badan oo mideeya aysan jirin. Dadka Weyn maadama Soomaaliya burburtay, Soomaalida ah waxaa xuduudo kala dhexdhigay Suudanna kala qeybsan tahay. Kaddib isticmaarka. Dhibaatada Soomalida haysata masiixiyiintii Eretariyaanka ahaa ayaa kahor yimid fikirkaas. Waxayna soo jeediyeen, maxaynu 30 waxaa ka mid ah, wali maysan gaarin ineey iswaydiiyaan ma ummad (nation) baan nahay sano u soo dagaalamaynay haddaan Itoobiya la mise qabiil baan nahay? Waxay u baahan tahay midoobeyno. Kaddib fikirkii Itoobiyada Weyn si loo helo ummad Soomaaliyeed oo isku raacsan halkaas ayuu ku dhamaaday oo Ereteriya waxay ugu yaraan waxa ay wadaagaan, kuna mideysan

ka go’day Itoobiya. Waqti kadib waxaa yimid iney yeeshaan qaran iyo hogaan u horseeda iney heshiskii Itoobiya iyo Ereteriya oo Soomaaliyana wax la qeybsadaan dadka iyaga la midka ah ee ay qayb kanoqotay ee 2018, taasoo haddana u daga geeska Afrika. muuqatay in fikradii dib u soonoqotay. Waxaa kaloo jira in Abiy Axmed sheegay in waddamada Qofka Tigreega ama Amxaarka ah malahan meel Itoobiya iyo Soomaaliya hal maamul loosameyo, kale ee uu aado ama u cararo maadaama taasoo ka dhigan in uu raadinayay Abiy Axmed curashada Itoobiyada Weyn (Greater Ethiopia). dhulka qowmiyaddisu dagto uu juquraafi ahaan kooban yahay, taas ayaana ka mid ah Dhanka kale fikirka Soomaali Weyn (Greater waxyaalaha guushooda iyo mintidnimadooda (iskuduubnidooda) ka qaybqaatay; halka qofka Somalia) waa fikir jira waana fikir qowmiyad ku Soomaaliga ah haddii dhib uu soo wajaho uu saleysan, waxaa kaloo jira inuu ku salaysan yahay aadi karo Jibuuti ama Mandhera ama Muqdishodiin.

Si kastaba ha ahaatee, Soomaalidu waa ama dhulka kale ee faraha badan ee Soomaalidu qowmiyad uu kala qeybiyay isticmaarku. Fikirka dagto. Tusaale, waxaa jira dad Soomali ah oo reer Soomaali Weyn wuxuu ka mid yahay dhidibadii Jigjiga ah oo yimid Muqdisho kadibna lagu aasaasay Jamhuuriyaddii koowaad ee qaarkoodna ay ka qabteen Dowladda Federaalka Soomaaliya xorriyaddii kadib. Nasiib darro, Soomaaliya (DFS) xilal sare sida raysulwasaare Soomaalida gaar ahaan kuwa reer guraaga ah kuxigeenka Soomaaliya. Tusaale, waxaa kale oo waa bulsho qaabdhismeedkeeda bulshadu uu ku jira in dadka Soomaalida si fudud qabaailkooda dhisan yahay ama ku salaysan yahay qabiil qaar kamida ah uu sheegto in Oromadu ay iyaga taasoo kahor imaaneysa fikirka Soomaali Weyn kamid ahaan jireen ama Tigreegu uu ka mid inuu taabba qaado. yahay qabiilada Soomaalida taasoo ka dhigaysa Soomaalida dad iska furan oo cid walba soo Waxaa muhiim ah inaan fahamno sida bulashada Soomaalidu u dhisan tahay (Social Structure).

Tusaale, qoomiyadda Tigrega ma ahan ummad u dhisan qaab qabiileed. Waxaa ay ku abtirsadaan magaalooyinka ay dagaan. Cafarta waxa ay leeyihiin, taas cagsigeeda, qabiillo yaryar laakiin, Suldaan ayaa jira ay ku mideeysan yihiin. Waa dad isku duuban oo is-dhageysta oo is-ixtiraama dhexdooda. dhexgaleyso kuna dhexmilmi karto. Waxaa ka dhexjira qabiilada qaar wax loo yaqaan “saar” oo ah dad qabiilka ku soo biiray oo diyo iyo daqarba

la bixiya qabiilkii ay ku biireen. Waxaa intaas dheer, dadka Soomaaliyeed waxaa adag ineey jirto qaddiyad ay ka mideysan yihiin. Waxaa ugu wacan inaysan yeelan qadiyad ay ka mideysan yihiin waxaa ugu wayn waa qabyaaladda, hogaan xumada iyo aqoondarrida.

Dhanka kale, dadka Itoobiya waxay ku hoos noolaayeen in badan baqortooyo ama maamul adag oo ku qasbaya inay mid ahaadaan oo u hogaansanaadaan maamulka meeshaas kajira. Taas cagsigeeda Soomaalida waxay ahaayeen dad reer guuraa ah oo qaab qabiil u dhisan, uuna ka faaiideystay isticmaarku qaabdhismeedka bulshada Soomaalidu u dhisan tahay oo uu kala qaybiyay, xudduud beenaadyona dhexdhigay.

Tusaale, haddiii uu soo wajaho duullaan bannaanka kaga yimid, waxay inta badan wajihi jireen iyagoon mideysneyn maadaama aysan jirin gumeysiga kahor awood dhexe sida boqortooyo mideysa iyaga oo dhan. Marka waxaa ugu muhiimsan ee ay ku kala duwan yihiin Itoobiya iyo Soomaaliya waa in Soomaalidu ay yihiin dad siman oon lahayn kala sareyn kuwaas oon isxakumi karin. Waxaa arimahaas aan soo sheegnay ay adkeyeen in la helo qadiyad mideeysa Soomaalida.

Gabagabo iyo Talooyin

Collaadda Itoobiya ka taaggan maanta waa mid Waxaa jira in Itoobiya maanta eysan suuragal ka kusii baaheeysa gobollo badan. Marka laga reebo ahayn ineey ku laabato sidii ay ahaan jrtay.gobolka Tigreega, waxaa collaaddu ku fidday gobolka Benishanguulka iyo gobolka Oromada. Qowmiyadaha Amxaarada iyo Tigreega waxay sameysteen/qorteen taariikh lagu baabi’inayo Colaadda Itoobiya sii socshadeeda waxay halis taariikhda dadka Soomaalida ah ee ku nool amni ku keeni kartaa goblka oo dhan. Abiy Axmed dhulka Soomaalida Itoobiya kuwaas oo loo diiday markuu yimid xukunka waxay bilaabeen kooxda ineey ka kobcaan dhanka dhaqaalaha, aqoonta TPLF ineey hagardaamin iyo cabsigalin ku

iyo wacyigaba sida qowmiyadaha dalka sameeyaan maamulkiisa cusub. Sida lawada awooddiisa ku tagrifalayay waqtiga ay soo jirtay ogsoon yahay, Abiy Axmed wuxuu ka badbaaday Itoobiyada casriga ah kadib kala qoqobiddii iyo qarax shirqool ah oo lala damacsanaa in lagu qeybsigii isticmaarku kusameeyay Afrika.

khaarijiyo isaga. Abiy Axmed, Ra’iisulwasaaraha Soomaalidu waa dad u ahaa dhibane ku dalka Itoobiya, wuxuu isagu u sheegay tagrifalka awoodda sidaa darteed waxaa saxaafadda in markuu yimid xukunka uu qataro lagudboon dadka Soomaaliyeed ee kunool badan iyo cabsi fara badan eey soo wajahday ismaamulka Soamaalida ee Itoobiya, iney ilaa ey ku adkaatay inuu si habsami ah u wato katashadaan aayahooda iyo sida ay wax ula howl maalmeedkiisa. qeybsan lahayeen qowmiyadaha kale ee daga Itoobiya. Waana ineey mideeyaan taladooda iyo Waxaa jira dalal badan oo qaabdhismeedka tigaadkooda si ay ugu diyaargaroobaan waxa Itoobiya ee dhanka bulshada iyo dowladnimada kasocda Itoobiya maanta, barrina aysan ugu uga eg kuwaas oo ka baaqsan waayay burbur dhicin “qeylo warmo kama tunmaan”. kudhaca.

Sidoo kale Itoobiya waxaa dad badani aaminsan yihiin iney wadadii burburka ku socoto taas oo dhaxalsiin karta in sida Yugoslaviya ay u kala jajabto oo qowmiyad kasta deegaankeeda ka sameysato dowlad iskeed isu maamusha; laakiin waxaa taas garabsocda aragti oraneysa iney Itoobiya tahay dal ka duwan Afrikada kale Maaddama la dhihi karo colaaddu wali sooma gaarin ismaamulka Soomaalida intiisa badan, sidaa darteed waxaa la

gudboon madaxda maamulkaas in ay talo isugu yimaadaan oo ka gaashaantaan inay dhibaatadu kusoo fiddo dhulkooda; (unique state) gaar ahaan marka lafiiriyo sida ay isaga caabisay isticmaarka iyo sida ay u sameysatay imbiraadoriyad ay iyadu maamusho taasoo soo jirtay waqti dheer. Si kastaba ha ahaatee waxaa la filan karaa iney xaaladdu kasii darto sida ay hadda tahay haddaan miiska Waxaa muhiim ah in dadka Soomaalida ahi uu lawada shaqeeyo maamulka hadda jira lana soo saaro fikir Soomaalinima ah kaas oo suurogelin kara qaddiyad Soomaaliyeed oo taabbagasha; wadahadalka lagu laaban oo lafurin in laga wadaxaajoodo sida ay qowmiyaduhu u qeybsanayaan awoodda taas oo horseedi karta in dawlad wadaag ah la sameeyo oo qowmiyaduhu kuwada jiraan kuna dhisan wada-ogol iyo wadatashi.

Dadka Soomaali Galbeed waxay u baahan yihiin ineey u midoobaan sidii ay taariikhda cusub ee Itoobiya wax uga qori lahaayeen maadaama ay ammin dheer ahaayeen dad aan laga tixgalin sida dalkooda iyo dadkooda loo maamulayo. Dadka Itoobiya ku nool iyo Soomaalidu waa jaar, laakiin waxaa jirta in dadka qaar kamid ah ay aaminsanyihiin in dhibaatada Soomaalida heysata ay Itoobiya waligeed qayb ka ahayd; sidaa darteed, waxaa loo baahan yahay in dhammaan dadka Soomaalida ahi ka baaraandagaan dhib iyo dheefba sideey uga qaadan lahaayeen saamigooda hardanka iyo loolanka kasocda Itoobiya;

Waxaa xal lagu gaari karaa in wadahadal la furo oo la isu keeno dadka loolanku ka dhexeyo, maadaama dagaalku uusan ahayn wadada lagu waddo guuleysan karo; Habdhaqanka Itoobiya lagu maamulayay ee ku saleysan xoogga iyo isu awood sheegashada waa in lagu badalaa hannaan wada-ogol ah oo kusalysan dimoqoraadiyad iyo xuquuqul insaanka oo la ilaaliyo kaas oo qowmiyad kasta gaar ahaan Soomaalidu waa ineey u midoobaan sideey saamigooda uga heli lahaayeen maamulka cusub ee sameysmi doona Soomaalida dhammaantood waxaa la gudboon ineey isu kaashaadaan indheergaradkoodu sidii ay isaga moosi lahaayeen dhibaatada ka soogaari karta qalalaasaha iyo dirirta ka dhex socota Itoobiya, waayo haddii dadka faraha badan ee Itoobiyaanka ah uu gacmaha u galo hubka dalka yaallaa, dhibaatada amni ee ka dhalan karta firaaqa maamul dowladeed ee xooggan (power vacuum), waxa uu saameyn weyn ku yeelan karaa dhammaan dalalka Geeska Afrika, gaar ahaan kuwa nugul sida Soomaaliya oo kale;Ismaamulka Soomaalida Itoobiya waligood talo iyagu u madax banaan yihiin mahelin oo madaxda talada u heeysa waxaa soo magacaabi jirtay dowladda dhexe.

Hadda maadaama isbadal uu dhacayo, waxay u baahan yihiin Soomaalidu ineey u halgamaan oo ku dadaalaan sidii ey taladooda ugu madaxbaanaan lahaayeen iyo sidii ay wax ula qeybsan lahaayeen qowmiyadaha kale ee Itoobiya;

Indheergaradka qaar ayaa ku talinaaya in RW Abiy uu iscasilo si fursad loogu abuuro badbaadada dalka, si dagdag ahna dowlad kumeel gaar ah loo dhiso taasoo ka shaqeysa dibuheshiisiin, sidoo kalena dhinacyada oo dhan ey u arkaan dhexdhexaad gaarsiisana dalka dorasho xor iyo xalaal ah; Waxaa dalka Itoobiya uu qarka u saaran yahay inuu maro waddadii au shalay martay Soomaaliya, maadaama dadku ay bilaabeen ineey sharciga gacmahooda ku qaataan, una bareeraan in qaarba qaarka kale dilo. Sidaas darteed waxaa loo baahan

yahay in caqligu shaqeeyo oo dhinacyada diriraya ay k abadbaadiyaan dalka iyo dadka burbur iyo kala tag ay adag tahay haddii ay sidaan ku sii socoto in dib laysugu sooceliyo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *